Alaab Cafeteria!

Somalia, Somaliland, Hargeisa
Last update 2 weeks ago
ID #866
1 photo
2800.00 Dollar US$
Transaction: Sell
Alaab Cafeteria!
Somalia, Somaliland, Hargeisa,
Modified 2 weeks ago

Description

Waxaan kuu hayaa alaabtii aad ku furan lahayd Cafeteria:
1. 8 kursi oo buusha ah.
2. 4 Miis oo nooca casriga ah ee Cafeteria.
3. 12 Kursi oo caag ah.
4. 4Miis oo caag ah.
5. Sholaddii Pizza iyo cack
6. Mishiinkii Chipis-ka
7. Marawaxaddii Meheradda
8. Kildhi shaaxa ee laydhka oo 3Liter ah.
9. Mafrish Allamuuniyana

Waa alaabtii aad ku bilaabi lahayd Macmacaanleh ama Cafeteria. Alaab cusub iyo qiimo macquula. Nala soo xidhiidh haddaad u baahantahay.

 

Contact seller

    Private person
    Registered on 9. Jun 2017

    Comments

    Question? Need more information? Want to ask question? Add new comment...
    Ask questions related to this listing only.
    Comments are moderated.
    Add new comment
    2800.00 Dollar US$
    Contact seller 063408xxxx

    Seller's info

    Private person
    Registered on June 9, 2017

    Listing location

    Somalia, Somaliland, Hargeisa