Program casri ah --Building Material Management System Hargeisa

Somalia, Somaliland
Published 6 months ago
ID #899
1500.00 Dollar US$
Program casri ah --Building Material Management System Hargeisa
Somalia, Somaliland,
Published 6 months ago

Description

Program kan waxa u kaacawinaya inaad si sahlan ugu shaqyn kartid dhamaan alaabta ku taala meheradaada ganacsi adoo adeegsanaya QP



Program kasta ama aplication kasta oo ad u baahatid macmiil waanu ku samaynaynaa

Building Material Management System

Features

1.Splash Screen ( Xayasiska meherada )
2.Login form ( ilaaliyaha programka si anay cid walba u galin )
3.Main form ( halka laga mamulo programka )
4.Products ( waxad ku diwan galinaysa alabta ku taal meheradda )
5.Invoice ( qaybta iibka diwan galinaysa o ad print garayn karto )
6.Acc_Receivable ( Daynta ad ku ledahay macamisha )
7.Acc_Payable ( Daynta meheradada lagu leyahay )
8.Backup ( data da ku diwan gashan oo ad qadan karto )
9.Reports
All materials ( alabta kuu taal meherada )
Finished materials ( alabta kaa dhamatay )
All sales ( wixii iib dhacay )
Specific day ( wixii iib dhacay hal malin )
Specific duration ( wixii iib dhacay laba wakhti dhexdood )
Customers sales ( wixii uu iibsaday hal macmiil )
Specific Order ID ( inad badho hal Juwan oo iib dhacay aha )
Specific Material ID ( inad baadho hal item wixi laga iibsaday )
My Debit ( wixii dayn lagugu leyahay
Customer Debit ( wixi dayn aad ku ledahay macaamisha )
10. Settings
Passcode ( numberka sirta ah o ad badali karto )
Sales person ( qofka iibinaya alabta ama saxeexa juwanka )
Email ( email ka lagugu dirayo data da si anay kaga lumen )
Tell ( telefanka juwanka lagu qorayo )
Backup folder ( data da folderka lagugu xafidayo )
Backup Mode ( Manual ama Automatic )
Manaul (waxad data dada kaydin karta adu markad donto)
Automatic ( data dada waxa si automatic ah kaydinaya programka kazoo ku diraya email ka aad settings ka ku save garaysay sacad walbana wuxu diraya backup si hadi computerku ka xumado ad u hesho data dadii )
11. Xisaab xidhka sanadka
Wuxu samaynaya xisaab xidhka sanadka adoo doranaya sanadkad donayso inad xisabtisa xidho wanu ku kaydinaya xisab xidh walba oo ad samayso
Faahfaahin
1.Wuxu programkani ku fudaydinaya inad diwan galiso alaabta ku taal istoodhkaga ado galinaya shayga magacisa iyo tirada aad ka hayso iyo qimaha ad so sisatay iyo kaad sinayso.
2.Qaybta iibka waxa uu samaynaya programku waxad galinaysa qofka magacisa iyo numberkisa iyo shayga u donayo magacisa isla markana wuxu kuso dhigaya alabta qimaha laga soosiyey iyo qimaha ad sinayso iyo tirada kaga taal waxanad galinaysa tirada uu donayo kadib isaga isku dhufsanaya qimaha ad sinaysay iyo tirada uu donayo qofku kadib totalka ayu ku shegaya hadi discount ad samaynaysana isaga ka jaraya wanad u dabaci karta juwankaas.
3.Mar walba o wax la iibsado programku wuxu si automatic ah uga jaraya alaabta la iibsaday tirada ka taal istoodhka si ad u ogato mar walba tirada ku taal meheradda
4.Iibkastoo dhaca waxad ku samayn karta wax ka badal xaga lacagta iyo tiradaba, hadi ad lacagta wax ka badasho isla markana programku wuxu ka jaraya ama ku daraya lacagti juwanki hore ku gooysay, haddi alabta wax la soo celiyey oo juwanka ad tiradisa badasho isla markaba wuxu ku daraya alabta la so celiyey alaabta istoodhka ku taal.
5.Waxa kale oo uu ku sahlaya inad diwan galiso amah walba oo adiga lagugu leeyahay o ay muhiim u tahay xisaab xidhka sanadka
6.Wuxu na ku diwan galinaya amahda ay meheradu ku leedahay macaamisha taso Iyana sahlaysa inad si fudud ku ogato cida ad ku ledahay lacag waxayna muhiim u tahay xisaab xidhka.
7.Waxad samayn karta backup & restore taso ku sahlaysa marwalbo aad backup ka qadato data dada inad computerku hadu xumado si sahlan ad data da ad ugu so celin karto marka la hagaajiyo
8.Qaybta backup ka waxa kalo la socda in ay si automatic ah ay u diri karto data da program kani ku hayo isago ku diraya email ahan sacad walba wakhtigana wa labadali kara malin iyo wixi ka badan bad ka dhigan karta
9.Qaybta reports ka waxay ku fudaydinaysa inad ogaato alabta istodhka ku taal iyo qimeheeda guud tasina waxay sahlaysa inanad u bahan inad tiriso alaabta taal istoodhka xiliga xisaab xidhka wanad dabacan karta.
10. Waxad kalo ogan karta alaabta ka dhamatay istoodhka taso ku sahlaysa inad la socoto alabaha kaa madhay ama dhamatay
11. Waxad kalo ogan karta dhamaan sales kii dhacay taso ad dabacan karto isla markana aad ogan karto lacagta sanadka ku soo gashay oo dhan
12. Waxad kalo ogan karta hal malin wixii iib dhacay.

Pictures
1.Login









1.Main



2.Products

3.POS ( invoice )


4.Acc_Payable


5.Acc_Receivable

6.Reports

7.Backup & Restore


8.Settings

9.Print


10.Reports

Raali ha la nagala ahaado waxaanu ugu talo galnay 13 picture oo anu idin ku tusi lahayn program kan lakiin asuuq.com aya limited ka dhigtay upload picture s ka oo wa 8
Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

 

Contact seller

    Suhaib ileeye
    Unregistered user

    Comments

    Question? Need more information? Want to ask question? Add new comment...
    Ask questions related to this listing only.
    Comments are moderated.
    Add new comment
    1500.00 Dollar US$
    Contact seller +25263412xxxx

    Seller's info

    Suhaib ileeye
    Unregistered user

    Listing location

    Somalia, Somaliland
    Golyar, St , Main Road