Dhul iib ah Calamadaha laba-wajahadood laami ka marto.

Published 9 months ago
ID #910
1 photo
210.00 Dollar US$
Dhul iib ah Calamadaha laba-wajahadood laami ka marto.
Published 9 months ago

Description

Waa dhul iyo Guri iib ah, waxa uu ku yaala xaafadaha calaamada, waxa uu u dhaw yahay star group of companies, waxa bari ka marta laamida madaarka, waqooyina laami yar oo kale, waa laba baloodh oo is daba yaala, cabirkoodu yahay 40*80.
Qiimuhu waa $210,000 waxna waa laga dayn kara, Cidii danaynaysa ha nala soo xidhiidho.
Tell: 063-4465652 / 4481315
Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

 

Contact seller

    Saed Abdirahman
    Unregistered user

    Comments

    Question? Need more information? Want to ask question? Add new comment...
    Ask questions related to this listing only.
    Comments are moderated.
    Add new comment
    210.00 Dollar US$
    Contact seller 0634465652/448xxxx

    Seller's info

    Saed Abdirahman
    Unregistered user

    Listing location

    Seller did not specified location
    Airportd Road Calamadaha Star Area