HAMBALYO CARPET CLEANING AND INSECT SOULUTION

Published 1 month ago
ID #959
Check with seller
HAMBALYO CARPET CLEANING AND INSECT SOULUTION
Published 1 month ago

Description

Asc bulshawaynta somaliland waxaan manta idin daah furnay shirkad magaceda la dhaho Hambalyo Carpet Cleaning and isnect solution taaso idin qabanaysaaa adeegyada ay ka mid yihiin maydhista roogaga,muraydaha,marmarada,iyo buufinta cayayanka sida dukhaanka iwm. waxay shirkadani kaga duwantahay kuwii hore waxay isticmalysaaa qalab casriya oo tayo leh kaaso laga keenay dalka dibadisa ayna ku shaqaynayan dad khibrad gaara u leh shaqada ay qabanyan sidoo kle wxn kaga duwanahy shirkadaha kale shaqada waxa lagugu imanaya gurigaga qalabka waa lagu maydhaya hadana waxa jira qalab kle oo lagu qalajinayo kaaso sahlaya in isla markiiba family gu isla markiba isticmali karaan sido kle wxa lagu daraya iyana wax carfiya shaqadana waxa qabanaya dad khibrad u leh sidoo kle hawshu waa dhaqso.
Lama huraan waa shirkada hamblyo.
Location. Head off. Jigjigayar-hargeisa-somaliland
Contact.phones
063-4070551
063-3815963
063-4938015
Call now delivery now
Share by email Share on Facebook Share on Twitter Share on Google+ Share on LinkedIn Pin on Pinterest

 

Contact seller

    Dr.abdiqani
    Unregistered user

    Comments

    Question? Need more information? Want to ask question? Add new comment...
    Ask questions related to this listing only.
    Comments are moderated.
    Add new comment
    Check with seller
    Contact seller 063493xxxx

    Seller's info

    Dr.abdiqani
    Unregistered user

    Listing location

    Seller did not specified location
    Jig-jiga Yar